Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: Xayawaan dabar go' qarka u saaran
Published
Halkan ka daawo xaywaanka lagu magacaabo Bangooliin. Waa nooc ka mid ah xaywaanada loo yaqaanno Naasleyda oo aad looga ugaarsado Aaasiya iyo Afrika. Shir ku saasban sidii loo badbaadin lahaa duurjoogta sii dabar go'aysa ee dunida ayaa ka socda dalka Koonfur Afrika.