Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sawirro: Arday Soomaali ah oo ka qeyb galay tartan hidaha iyo dhaqanka
Published
Aadan Cabduqaadir Maxamed waa Soomaaliga kaliga ah ee wax ka barta jaamacadda Ibdan ee dalka Nigeria, wuxuu ka qeyb galay tartan dhinaca hidaha iyo dhaqanka oo loo qabtay aradada jaamacadiiisa. Sawirrada ayuuna nala wadaagay