Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: Nolosha magaalada go'doonsan ee Xalab
Published
BBC-da ayaa muuqaal ka heshay magaalada Xalab oo go'doonsanayd shantii sano ee la soo dhaafay. Haddaba sidee loogu nool yahay magaaladaasi. Halkan ka daawo.