Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Galmudug iyo Puntland oo ka hadlay dagaalkii Gaalkacyo
Published
Magaalada Galkacyo waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug. Dagaal ayaa salka ku haya muran dhul la iskuhaysto. Waxaa jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba ah.
Halkan ka dhageyso wareysi aan la yeelanay labada dhinac.