Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Goobaha internetka ganacsiga ah oo Hargeysa ku yaraaday
Published
Magaalada hargeysa goobaha internet caffe laga isticmaalo ayaa sii yaraanaaya horumarka tiknoolojiyada casriga ah ee mabile-da awgeed.
laakiin weli waxaa jira meelo meherado internet caffe qofkii u baahdaa uu ka isticmaalo oo ay macaamiishu u badanyihiin aradada jaamicaduha .
Axmed Saciid Cige ayaa tegay goob internet caffe ee magaalada hargeysa ku taalla oo warbixintan nooga soo diray