Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo lahaysteyaal sheegay inay cuni jireen jiir
Published
Koox ay budhcad badeed Soomaaliya ku haysatay ku dhowaad shan sano ayaa soo gaartay caasimadda Kenya ee Nairobi, waxa ayna markii ugu horreysay ka hadleen xaaladii ay ku noolaayeen muddadii ay gacanta ugu jireen burcad badeedda Soomaalida.
Axmed Ibraahim ayaa ka waramaya