Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sharikadda Uber oo dacwad laga helay
Published
Maxakamadda Sare ee UK, ayaa dacwad ay qaaday oo u dhaxeyey sharikkada weyn ee Uber ee caalamka oo dhan taagasida ka kiraysa iyo darawalintooda dalkani Britian waxay dacwadii laga helay Uber.
Darawaliinta ayaa rabay in UBER ay siiso xuquuq dheeraad ah sida fasax lacag la siiyo iyo arrimo kale oo badan,inka badan 40,000 oo darawal ayaa Uber uga shaqeeya England iyo Wales ,
Xidhiidhka ururada shaqaalaha ee Britian TUC ayaa sheegay in xukunkani muujinayso sida madaw ee dhaqaalaha dalka qaybo kamidda loo maamulo.