Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sawirada Museveni oo dib ugu laabtay beertiisa
Published
Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa dib ugu laabtay beertiisa. Wuxuu sii joogi doonaa muddo isbuuc ah.