Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: Soomaaliya diyaar ma u tahay qaabilaada qaxootiga Dhadhaab
Published
Hay'adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Amnesty International, ayaa ku eedeysay dowladda Kenya in ay qaxootiga Dhadhaab ku qasbayso ku laabashada dalkooda Soomaaliya.