Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Dad is xilqaamay oo ka qeyb qaadanaya gurmadka abaaraha
Published
Taakulaynta abaaraha Soomaaliya ka taagan waxaa si weyn uga qayb qaatay dad iskood isu xilqaamay oo habeen iyo maalin u taagan gargaarka dadka aabaraysan.
Maxamed Yusuf Tigeey waa samafale si weyn uga dhexmuuqda gargaarka biyaha iyo cunada ee dadka abaaraysan loo geeyo, waxuu si iskiis ah u wataa gaari iyo koox la shaqaysa oo dhulka baadiyaha ah geeya biyo iyo dawooyin,
Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayuu uga waramay marka hore dhulka sida weyn ay abaaraha uga jiraan.