Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Gabar katirsan milateriga Soomaaliya oo BBC-da uga warrantay waayaheeda
Published
Iyadoo BBC-du ay maalmahanaba waday taxanaha boqolka Dumarka, ayaa maanta waxaanu wareysanay gabar meleteriga Soomaaliya ka mid ah, balse markii dambe shil gaari ku dhaawacantay.
Faaiso Cabdirashiid Cabdi Cismaan ayaa BBC-da uga sheekaysay nolosha ciidanka iyo sidii marki horeba ay meleteriga ku gashay. Cbadirisaaq Xaaji Catoosh ayay u warrantay