Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Somaliland: Ololaha doorashada iyo haweenka ganacsatada ah
Published
Iyadoo olalada doorashada somaliland ee taageerayaasha saddexda xisbi ka wadaan magaalooyinka waaweyn uu haatan socday ku dhowaad laba todobaad oo zaxmada , buuqa, sawaxanka iyo muusikada laga dareemayo suuqyada ganacsiga , waa maxay siday u arkaan haweenka ganacsiga yaryar ku haysta wadooyinka hortooda ?
Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay suuqa weyn ee hargeysa oo la hadlay hooyo ganacsiga dahabka ku haysatay wadada agteeda Saado Muxummed Boqorre.