Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: Bisadda aadka ay warbaahinta adduunka u hadal hayso
Published
Maxay tahay bisadda aadka ay warbaahinta adduunka hadal hayso, ee ku nool xafiiska Ra'isulwasaaraha Ingiriiska, taas oo la kulantay qaar ka mid ah madaxda adduunka?. Moulid Hujale oo ah weriye madax banaan oo ku nool Ingiriiska ayaa BBC-da uga waramay.