Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: Meheradaha cuntada iyo dhalinyarada Baraha bulshada
Published
Sawirrada iyo muuqaallada ay dhallinyaradu baraha bulshada ku baahiyaan ayaa door ka ciyaaraya isbedello iyo nashqadayn hor leh oo lagu samaynayo goobaha lagu qaxweeyo ama lagu cuno cunooyinka fudud. Weriye Maxamed Xasan dhalo ayaa warbixintan soo jeedinaya.