Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Safiirka Maraykanka oo ka hadlay doorashada Puntland, khilaafka Muqdisho iyo Garowe
Published
Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa wareysi gaar ah siiyay BBC, isaga oo ka hadlay dedaalada doorashada qof iyo cod ee ka socda Puntland, iyo khilaafka u dhexeeya madaxda dowladda federaalka iyo kuwa Puntland.