Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Maxaa ka dhaxeeya suugaanta iyo xisaabta? Abwaan Weedhsame ayaa sharraxay
Maxaa ka dhaxeeya suugaanta iyo xisaabta? Abwaan Weedhsame ayaa sharraxay
Published
Abwaan Weedhsame oo ah macalin dhiga xisaabta ayaa sheegay in suugaantiisa ay marar badan ka soo ifbaxday xisaabtu.