Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Diyaarad ay leedahay Emirates airline ayaa ku dhacday shalay garoonka diyaaradaha ee Dubai iyadoo dagaysa.
Published
A video lagu wadaagay WhatsApp ayaa muujinaya markii laga bixinayay dadka diyaaradda Emirates markii ay ku dhacday garoonka Dubai iyadoo dagaysa.
Dhamaan 300 oo qof oo saarnaa way ka badbaadeen holaca diyaaradda laakiin, hal qof oo dab damiye ah ku dhintay holaca.