Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Buug ka hadlaya arrimaha qoyska
Published
Buuga Dumar iyo dareen waxaa qortay Muna Maxamed Diirshe, wuxuuna ka hadlayaa dareenka iyo jacaylka qoyska. Muna waxay buuggan diiradda ku saartay nolosha qoysaska Soomaalida.
Hadda waxaa iibsaday buugga madaxda Soomaalida qaar kamid ah. Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo waraystay ayaa ugu horayn weydiiyey bal waxa ay ka faa'iidday buuggan.