Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sawirada: dadka qaxootiga ee Sugaya in dalkooda Soomaaliya lagu celiyo
Published
Dad badan oo qaxooti Soomaali ah oo sugaya in Soomaaliya la geeyo ayaa waxa ay ku xayiran yihiin xeryo ku meelgaar ah kaddib markii Jubaland ay diiday qaxootiga noqonaya.