Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Kumanaan kun oo tahriibayaal Soomaali ka mid tahay oo Liibiya ku sugan
Published
Sida uu sheegay ergeyga gaar ka ah ee Qaramada Midoobeey u qaabilsan Liibiya, Martin Koler, waxaa dalkaasi ku sugan 235 kun oo qof oo doonaya inay u tahriibaan Taliyaaniga markay fursadda u saamaxdo.
Muxiyadiin Maxamed Kaalmooy waa safiirka Soomaaliya ee Liibiya. Xasan Cali Geele ayuu uga waramay xaaladda muhaajiriinta Soomaalida.