Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sawirro: Ganacsiga waratada Afrika
Published
Waxaa la rumeysan yahay in in ka badan kala bar dhaqaalaha Afrika uu ka yimaado ganacsiga aan rasmiga ahayn, isla markaana ay ka shaqeeyaan 80% shaqaalaha qaaradda. Ma tahay dowladuhu in ay xakameeyaan ganacsiga aan rasmiga ahayn? Waa kuwan qaar ka mid ah ganacsatada waratada loo yaqaano oo noolashooda uga warramay BBC.