Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo:Shiinaha oo dayax-gacmeed diray
Published
Shiinaha ayaa laba nin oo cirbixeeynno ah u diray hawada sare. Waxay qeyb ka tahay mashruuca uu Shiinuhu ku doonayo in lagu kobciyo kartidiisa sahaminta hawada sare.