Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: Maxaa midabka madow u yeelay idaha magaalada Qayirah, Ciraaq
Published
Daawo magaalo ku taal Ciraaq oo markii ay Daacish ka baxday ay gubtay ceelashii shidaalka. Magaalada oo dhan waxaa qabsaday qiiq socday muddo bil ah oo xitaa idihii midabkooda u badalay madow.