Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Ilhaan oo ku guuleysatay aqalka wakiilada Minnesota
Published
Ilhaan Cumar ayaa ku guuleysatay aqalka wakiilada Minnesota ee dalka Maraykanka. Markii ay codeysay ayay u warrantay weriyaha BBC-da Maraykanka Maxamed Xaaji Xuseen Shiine