Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Qaxootiga Dhadhaab oo ka walaacsan doorashada Trump
Published
Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo ay ku nool yihiin kumanaan Soomaali ah ayaa la rumaysan yahay in siyaabo kala duwan ay noloshoodu u saamaynayso siyaasadda dalka Maraykanka.
Dhadhaab waa halka ugu badan ee qaxootiga dib u dejinta ka hela Maraykanka ay ku nool yihiin, kana dhoofaan.
Waa kuwan qaar ka mid ah qaxootiga oo ra'yigooda ka dhiibanaya sida ay doorashada Trump u saamaynayso.