Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Abwaan Gorgor oo curriyay gabay ku saabsan maahmaahyada Afsoomaaliga
Published
Abwaan Daahir adam Gorgor wuxuu curiyay dhowaan gabay uu kaga hadlaayo hodanka afka soomaaliga gaar ahaan maahmaahyada.
Axmed Saciid Cige ayaa abwaan Gorgor ku wareystay magaalada Hargeysa