Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: "Waxaan rabaa inaan tusaale u noqdo dumarka"
Published
“Waxaan jeclaan lahaa in aan gaaro heer kaliya aan ahayn qof dumar ah oo heer sare gaartay, balse noqda dhabbe ay qofka dumarka ah ee doonaysa inay gaarto heerka ay rabto ay marto”, Lucy Quist , agaasimaha Airtel Ghana Ltd.