Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: 'Musuq iyo handadaad' hareeyay doorashada Soomaaliya
Published
Doorashada baarlamaanka Soomaaliya waxaa hareeyay eedeymo ay ka mid yihiin musuqmaasuq iyo handadaad. Weriyaha BBC-da Mohammud Ali Mohamed ayaa booqday magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo. Halkan ka daawo warbixinta uu ka diyaariyay sida ay wax u socdaan.