Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Gabay ku saabsan abaaraha oo ay tirisay abwaanad Koos Jamac Dhunkaal
Published
Abwaanad koos Jamac Dhunkaal waxay soo saartay gabay alla bari oo Roob-doon ah abaaraha ka jira somaliland iyo deegaano kale.
Waxay ugu warantay magaalada hargeysa weriyaha BBC Axmed Saciid Cige