Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Dibad bax ka dhan ah dhibka haysto Ronhingya
Published
Ra’iisul wasaaraha dalka Malaysia, Najib Razak, ayaa cambaareeyay dilka loo geysto qowmiyadda muslimiinta ee Rohingya.
Wuxuu sheegay in xasuuq loo geystay muslimiintaas oo ku nool dalka Myanmar.
Asigoo la hadlaayay kumannaan qof, Ra’iisul wasaaraha wuxuu sheegay inuu Farriin u dirayo madaxda dalka Myanmar.