Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
DAAWO: Gabar haraanti looga tuuray jaranjaro
Published
Booliska magaalada Berlin ee dalka Jarmalka waxay raadinayaan rag gabar haraanti uga tuuray jaranjaro. Kaamirada amniga ayaa duubtay raggan:
NB: Muuqaalkaa waxaa kujiro qeyb murugo leh