Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo wareysi aan la yeelanay Hodan Naaleyeh
Published
Halkan ka daawo dadaaalka ay Hodan Naleyh ugu jirto inay qurbajoogta Soomaalidu barto nolosha iyo dhaqankooda. Waxay ku nooshahay dalka Canada, halkaasoo ay ka aasaastay maamulana ka tahay TV-ga 'Integration'