Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: Ilhaan Cumar oo ka hadashay dhaarinteeda
Published
Ilhaan Cumar oo taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka ayaa ku gacan seyrtay dad dhaliilay dhaarintii lagu dhaariyay kitaabka Qur'aanka. Halkan ka daawo.