Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Saameynat ay abaaraha ku yeesheen Beeraha Mandera
Published
Abaaro ba'an ayaa ka jiro guud ahaan gobolka, goobaha abaartu ay sida xun u saameeysan waxaa ka mid ah gobolka waqooyi bari ee ay Soomaalida degto ee Kenya.
Beeraleeyda magaalada Mandera ayaa ka cabanaayo wax soo saarka beeraha oo ad u yaraaday, abaaraha jiro awgood.
Farax Cabdullahi Adan oo kamid ah beeraleyda Mandera ayaa saameynta abaartu u geeysatay uga waramay Bashkash jugsodhacay oo gor dhow howlo shaqo u tagay Mandera