Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
DAAWO: Guusha Farmaajo oo si weyn loo soo dhoweeyay
Published
Meelaha sida weyn looga dabaaldegay waxaa ka mid ah xaafadda Islii ee Nairobi, halkaas oo ay isugu soo bexeen kumannaan qof.