Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
'Ar Farmaajo iigeeya' oo BBC-da la hadlay
Published
Cabdullahi Maxamuud Cusmaan oo ku caan baxay 'Ar Farmaajo iigeeya' ayaa BBC-da wareysi gaar ah siiyay.
Wuxuu ka hadlay wixii uu kala hadlay madaxweyne Farmaajo. Ciise Xaaji Cabdulle ayuu u warramay.