Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sawirro: Dadka Kenya oo cuntada la wadaagaya xoolaha
Published
Dadka beeraleyda ah iyo xoolo dhaqatada ayaa raashiinka ay haystaan wax ka siinaya xoolaha si ay abaarta u dhaafiyaan.