Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
DAAWO: Cunidda hilibka ceyriinka ah oo looga digay shacabka Itoobiya
Published
Dhaqaatiirta Itoobiya waxay ka digayaan cunidda hilib aan la karin taas oo caadi ka ah qeybo ka mid ah dalkaasi. Hilibka aan la karin ayaa halkaasi looga arkaa mid mamaacan. Weriyaha BBC-da ee Addis Ababa, Emmanuel Igunza ayaa la kulmay dadka cuna hilibka aan la karin.