Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Mas ooman oo la waraabinayo
Published
Nin arkay mas wayn oo aad u ooman ayaa naftiisa halis u galiyay in uu waraabiyo, halkan ka daawo sida ay u dhacday, adigase sidaas ma samayn lahayd?