Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiisyo cusub gaaray
Published
Dalka Turkiga waxaa ku sugan wafdi uu hogaaminayao madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Wafdiga soomalida waxay heshiisyo cusub wada gaareen dowlada Turkiga. Waxaa sidoo kale la sii xoojiyay heshiisyo horay labada dowladood u dhexmaray.
Safarka wafdiga soomaalida iyo heshiisyadaasiba waxaan ka waraysanay Cabdinuur Maxamed oo ah madaxa xafiiska warfaafinta ee madaxtooyada soomaliya.
Wuxuuna khadka teleefoonka ugu waramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.