Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo nolosha Soomaalida Koonfur Afrika
Published
Telefishinka BBC Soomaali ayaa maalin la qaatay qoys Soomaali ah oo ku sugan Koonfur Afrika si aan ugu kuurgallno nolosha ay ku haystaan dal uu ka jiro dareen ajaaniib nacayb ah.