Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Soomaali u ololeeya xuquuqda aadanaha oo abaal marin la guddonsiiyay
Published
Xassan Shire oo ah nin Soomaaliyeed una ololeeya xuquuqda adanaha ee geeska Afrika ayaa dhowaan dalka Mareykanka lagu gudonsiiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Richard leadership award.
Haddabo abaalmarintani waxa ay tahay iyo waxa uu ku muteystay ayaa Xassan Shire waxaa uu uga warramay weriyaha BBC-da Ciise Xaaji Cabdulle.