Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
104 jir xajinaysa
Published
Ayadoo lagu jiro mowsimka xajka ayaa sannadkan tirada xujayda cibaadaysanaya waxaa lagu qiyaasay ilaa 5 malyan.
Dadkaas waxaa ka mid ah Mariah Marghani Muhammad oo ah haweeney u dhalatay dalka Indonesia, waana 104 jir.
Waxaa sannadkan ku casumay xajka boqortooyada Sacuudiga.
90 jir ayadoo ah ayey cimraysatay.
Arrintaas waxaa Faarax Lamaane uga warramay Dr Xasan Al Basri.