Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Maxkamaddu Maxay u beriyeeshay ninka lagu eedeeyay in uu nabiga aflagaadeeyay?
Published
Maxkamad ku taalla Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in ay dembi ku wayday nin lagu eedeeyay in uu nabiga (SCW) uu u gefay.
Sheekh Maxamed Macallin Cali wuxuu ka mid yahay xaakimiintii dacwadda qaaday, Farax Lamaane ayuu uga warramay xukunkii ay rideen