Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sawirro: Quruxda qarsoon ee qeybo ka mid ah Soomaaliya
Published
Soomaaliya shalay waxaa laga maamuusay maalinta dalxiiska adduunka. Balse dalka wuxuu leeyahay dhul badan oo qurux badan oo loo dalxiistagi karo, inkastoo meelaha qaar ay amni xumo ka jirto. Qeybo ka mid ah sawirrada Soomaaliya ee quruxda badan ayaan halkan ku soo bandhigeysaa.