Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
BBC oo booqatay qoyskii qaraxa Soobe lagaga dilay Maryam
Published
Maryan Cabdullaahi, waxa ay dhameysatay kulliyadda caafimaadka, maalmo ka hor qalin-jibinteeda ayey ku dhimatay qaraxii Muqdisho. Wariyaha BBC Cali-Nuur Salaad ayaa booqday qoyska Maryan oo la kulmay aabaheed oo Ingiriiska uga soo safray in uu xafladda qalin jebinteeda ka qeyb qaato.