Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sawirrada todobaadkan iyo sida looga jawaabay qarixii Soobe
Published
Sida dowladda Soomaaliya ay sheegtay, ugu yaraan 281 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 300 oo kalena way ku dhaawacmeen qaraxa. Dad badan oo ka careysan ayaana isugu soo baxay dhowr magaalo.