Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Gabar Soomaali ah oo Shiinaha macalim ka ah
Published
Dr Hodon Cusmaan Cabdi waa gabar Soomaali ah oo macalimad ka ah jaamacad ku taal Shiinaha. Waxay dhowaan soo saartay Filim ay ka sameysay nolosha dadka Afrikaanka ah ee Shiinaha ku nool.