Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Gabar reer Jigjiga oo maqayadeeda ku iibisa cunto-dhaqameedka Soomaalida oo kali ah
Published
Jigjiga waxaa waayihii u dambeyay ku soo badanaayay hoteelada lagu iibiyo cunto dhaqameedka sida soorta,Shuurada iyo cunno dhaqameedyo la mid ah sida warbixinta uu ku eegaayo weriyaha BBC-da uga soo warrama magaalada Jigjigo Cabdinasir Sheekh Maxamed Xikam.