Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Winnie Mandela: Sawirro ka turjumaya ololaheedii ka dhanka ahaa Midibtakoorka
Published
Dib u eegista Taariikh nololeedkii Winnie Mandela oo ahayd qof ka soo horjeedday Midab takoorka, waxa ay dhimatay iyadoo ay da'deedu tahay 81 jir.